Saraakiil lagu soo tababaray Turkiga oo dib ugu soo laabtay dalka (Daawo Sawirro)

Ku dhowaad boqol saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka Turkiga lagu soo tababaray ayaa Muqdisho dib ugu soo laabtay maanta. Saraakiishan oo la socday dayuurad gaar ah oo ay leeyihiin milateriga Turkiga ayaa waxaa garoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyey Wasiirka gaashaandhiga Somalia iyo masuuliyiin kale. Waxaa naga go’an dib-u-dhiska ciidamada qalabka sida ee somalia, waxaana … Continue reading Saraakiil lagu soo tababaray Turkiga oo dib ugu soo laabtay dalka (Daawo Sawirro)